(Daawo Video) Wasiirad reer Yurub ah oo ka yaabsatay Madaxda fadhigii golaha guud ee QM

Wasiirka arrimaha dibadda iyo ee wadanka Austria haweeneyda la yiraahdo Karin Kneissl ayaa fadhigii golaha guud ee Qaramadda Midoobay khudbad ay ka jeedisay waxay ku ku akhrisay luqadda Carabiga, taasoo ka yaabisay madaxdii dhegeysaneysay. Karin ayaa ku bilowga khudbaddeeda luuqadda Carabiga ku saleysay maaddaama Carabiga yahay mid ka mid ah lixda luuqaddood ee Qaramadda Midoobay … Continue reading (Daawo Video) Wasiirad reer Yurub ah oo ka yaabsatay Madaxda fadhigii golaha guud ee QM